Goorma ayuu xanuunka Qoortu isku Badala Mid Halis ah :

0

Macahdka tayda iyo dhaqaalaha Jarmalka qeybtiisa caafimadka ayaa sheegay in xanuunku qadaadka ama dhinca danbe qoortu ku yimaado culeyska faafsan ,badanaana wax dhibaato ah ma laha , waxaanu sabaabiihisa keena arrimo dhower ah ,sida muruqyada qoorta oo daciifa ama daalka ka yimaad fadhiga badan ee shaqadda .

Asabaabta kale ee laga yaabo inay keento waa lafaha yaryar ee is sudhan ee lafdhabrta qeybteeda qoorta oo is lisa ama is cuna , qoorta oo wax ku noqta shil gaadhi intaas waxaa dheer xasilooni daro iyo daalnafis ah . daalkan qoorta ayaa hadii saddex bilood ka bato waxaa lagu timaama mid qoort la qabsato.

Macahadkan ayaa tilmaamay in ay halis tahay hadii raqabada xageeda danbe ee qadaadka ay la socdaan xanuunkeeda dhanqalal ama misaanko aad isku dhima ,dhaxan ama kadiida iyo saxarada oo aad haysan kari waydo ay muhiim tahay markiiba inaad la tashato dhkhtar sida ugu dagdega badan.

Waaxay xaaldu qoortu markaad dareento dheelitir la`aan jidhka ah iyo gacmaha iyo lugaha ka dareento jidhidhico ,waxaanad kaga reyn kartaa xanuunkan jimicsi badan oo aad sameyso kaaso aad ku dhisayso muruqyada oo aad u daba fadhiisto dhakhtar ku xeeldheer cilaajka dabiiciga aha ,sido kalena waa inaad fadhiyo la sameeysa duuge kugu daweeya dugitaan lo adeegsanayo qabow ama kuleyl iyo dawooyinka dajiyaayasha ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.