Golihii Wasiirrada Ee Siilaanyo Oo Yeeshay Kulan Baashe Cawil Guddoominayay

0

Hargeysa(Sayruuq) Golihii wasiirrada ee Madaxweynihii hore Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta kulan qado sharaf ah ku yeeshay magaalada Hargeysa. Kulanka ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo ugu mahadcelinayay golihii la soo shaqeeyay waxaana madasha guddoominayay Danjire Baashe Cawil oo madaxweyne Siilaanyo sodog u yahay.

Hadallada wasiirrada hore ayaa laga dareemayay in ay durba kala xidhiidh furmeen xukumadda cusub waxaanay sheegeen in ay lafdhabar u yihiin guushii xisbiga Kulmiye iyada oo hadalkooda laga dheehanayo rabitaankooda in ay xukumadda wax ka noqdaan,

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.