Golaha Wakiillada Somaliland Oo Diiday Soo Jeedimo Uga Yimid Madaxweyne Siilaanyo

0

Hargeysa(Sayruuq)  Fadhi ay maanta yeesheen mudaneaasha aqalka wakiillada ayaa lagu diiday soo jeedimo uga yimid Madaxweyne Siilaanyo. Golaha ayaa hore u ansixiyay Xeerarka Duulista Hawada, Booliska iyo Asluubta laakiin, Madaxweyne Siilaanyo ayaa wax ka bedel ku sameeyay kadibna ku soo celiyay golaha laakiin, mudaneyaasha ayaa ku gacan-saydhay arrimaha Madaxweynuhu ka bedelay xeerarka waxaanay ku ansixiyeen sidii hore ay ugu meelmariyeen xeerarka sidaas ayayna Madaxtooyada ugu direen.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.