Goaal Saaxil oo Dhashaday Goalkii Labaad .

0

Borama(Sayruuq)-Ciyaaryahanka mustaafe Messi ayaa goal aad u quruxbadan shabaq ka lulaya goalhayaha gobalka Salal ,messi ayaa u labeeyay gobalkiisa taaso salal ay iyaduu leh Hal Goal.

kubad qurux badan oo degan ayaa labadda gobal dhacdo ciyaareedkan muujiyeen ,hase ahaate mid ka mid ah ciyaaryahanadda Salal ayaa Siidhwadihii Madax ku dhuftay taaso Labadalay Garsoorihii ciyaarta hagayay la badalay nabarka oo ilkaha iyo afka wax ka gaadheen .

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.