Garabka Toostinta Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay

0
Garabka Toostinta Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay

Garabka Toostinta Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay
Xubno dhawaan la sheegay in xisbiga Kulmiye laga saaray ayaa ku dhawaaqay garab ay ku midaysan yihiin. xubnaha ayaa kala ah guddoomiyihii golaha dhexe Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel), Prof Cabdi Cali Jaamac iyo Abwaan Cismaan Kujare oo dhawaan laga saaray golaha dhexe laakiin, sharci darro ku tilmaaamay tallaabada xisbiga lagaga saaray.

Xubnahan ayaa isku bahaystay garab ay ugu magac dareen badbaadinta dimuqraadiyadda Kulmiye, islamarkaana ay ku tilmaameen waax ka shaqaynaysa toosinta xisbiga.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.