Ganacsatada Dhexdhexaadinta Oo Hadlay

0
Ganacsatada Dhexdhexaadinta Oo Hadlay

Guddida ku hawlan dhexdhexaadinta mucaaradka iyo madaxweyne Biixi ayaa sheegay in ay Madaxweynaha ka heleen kalsoonida ay ku dhexdhexaadinayaan labada dhinac kadib markii ay dorraad kalsoonida ka heleen labada xisbi mucaarad.

Waxa ay sheegeen in shalay ay madaxweynaha la kulmeen, islamarkaana uu bixiyay amar ah in la sii daayo madaxda mucaaradka ka xidhan.

Madaxweyne Biixi ayaa qaaday tallaabooyin dhawr ah oo ka mid yihiin ku adkaysiga xubnaha Komishanka ee lagu muransan yahay kuwaas oo baarlamaanku ansixiyay lana dhaariyay.

Image may contain: 3 people, including Wargeyska Hubaal, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.