Ganacsade Madaxweynaha La Doortay Ugu Baaqay In Aanu Beeshiisa Wasiir Siin

0

Hargeysa(Sayruuq) Ganacsade Maxamed Jabuutawi oo ka mid ah ganacsatada Somaliland gaar ahaana si weyn looga yaqaano gobolka Sool ayaa Madaxweynaha la doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi kula taliyay in aanu bulshada gobollada bariga ee Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle siin wax wasiir ah.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.