Gamaal Baaxad Oo Cafis Waydiistay Madaxweynaha

0

Gamaal Baaxad Oo Cafis Waydiistay Madaxweynaha

Gamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa jabhadda Caare, waxa uu hadda cafis weydiistay Madaxweynaha JSL iyo taliyaha ciidamada Qaranka. Wuxu sheegay in Xukuumadda Biixi ay hadda saxdey khaladaadkii ay tirsanayeen.

Gamaal oo dib ugu soo laabtay Somaliland, wuxu shir-jaraa’id ku qabtay xarunta taliska ciidamada, waxaana dhinac fadhiya wasiirka Gaashaandhigga Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.