Galka Baadhista VOA: Sidee Islaamku kusoo gaadhay Soomaalida?

0

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay Sidii Islaamka uu kusoo gaaray Geeska Afrika, ama halka iminka loo yaqaan Soomaaliya. Waa taxane dhowr qeyb ka kooban. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Xigasho: VOASomali

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.