“Gabiley Aniga Leh Wariyaha Xidhana Wax Shaqo Ah Kuma Leh,”

0

Hargeysa(Sayruuq) Jimcaale Dayib Aw Cali oo ka mid ah warbaahinta Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyay ku xidhan magaalada Gabiley. Wariyaha ayaa la sheegay in uu dacwad u haysto maayarka Gabiley Maxamed Aamiin taas oo ku saabsan in uu shabakad uu leeyahay ku baahiyay dhalliilo ka dhan ah maayarka hase ahaatee mulkiilaha shabakadda ayaa sheegay in aanu wariyaha xidhan shaqo ku lahayn warbaahinta Gabiley.

 

Sayruuqnews.com

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.