Gaadhi Taliyaha Boolisku Wata Oo Muran Ka Taaggan Yahay: Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Cabdi Daahir Camuud wasiirru-dawlihii wasaaradda Shaqada oo maanta xilka wareejiyay ayaa wasiirkii hore ee wasaaradda Maxamed Cabdillaahi Obsiiye oo is casilay ka hor doorashada wuxuu ku eedeeyay in uu gurigiisa dhigtay gaadhigii wasaaradda. Waxa uu intaasi raaciyay in boolisku gaadhiga ka soo qaaday wasiirka kadibna isla boolisku haysto oo ay diideen in ay wasaaradda ku wareejiyaan haatana uu wato taliyaha boolisku.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.