Gaadhi Ambalaas ah oo lagu wareejiyey Cisbitaalka Boorama.

0
Gaadhi Ambalaas ah oo lagu wareejiyey Cisbitaalka Boorama.

Gaadhi Ambalaas ah oo lagu wareejiyey Cisbitaalka Boorama.

Boorama- (Sayruuq)_Hay’adda (Hallo Trust) ayaa gaadhi Ambalaas ah ku wareejisay gudida coronavirus ee gobolka Awdal.

Gaadhigaas ayaa hay’addu kaga qayb qaadanayasaa ka hortagga xanuunka covid-19 si loogu qaado dadka uu haleelo xanuunku.

Masuuliyiinta hay’adda (Hallo Trust) ayaa sheegay inay doorkooda kaga qayb qaadanayaan gaadhigaas Ambalaaska ah iyo shaqaale tababaran oo ka shaqeeya sidii wax looga qaban lahaa looguna caawin lahaa dadka uu ku dhaco xanuunka covid-19.

Isuduwaha wasaaradda horumarinta caafimaadka ee gobolka Awdal iyo Meeyarka degmada Boorama ayaa hay’adda (Hallo Trust)

Sayruuqnews

sayruuqnews@gmail.com

Hargeys-Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.