Fursadaha siyaasiga ee lagu sheegaya waa intaas

0

Fursadaha siyaasiga ee lagu sheegaya waa intaas,

Markaad mucaarad tahay waxa laga faa’idaysta waxay xukuumaddu dayacday, waxaana lala dareen noqdaa dadka, taas ayaa keenaysa in lagu hadal hayo.
Tusaale ahan, hadii busaaradi jirto, oo dadku wada cunayaan Harakoo, waa inaad makhayaadaha jaban la cunta harakoo si aad la dareento dhibta jirta.
Hadii biyo yaraani jirto, waa inaad jirikaamo la dhaamisa dadka danyarta ah, kuwaas baa codka bixiyee.
Mar walba dadka waxay tabayaan baa lala dareemaa.

Suxufi Barkhad Ladiif

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.