Foore Oo Dib Loo Xayiray Iyo Sababta

0
Nin Lagu Xukumay In Dhagax Lagu Dilo

Foore Oo Dib Loo Xayiray Iyo Sababta

Wargeyska Foore oo maanta Maxkamadda rafcaanka Hargeysa xayiraada ka qaaday ayaa isla galabta ay dib u xayirtay Maxkamaddii saaka fasaxday.

Ilo Xogogaal ah ayaa suxufi Xasan Galaydh oo ka tirsan Horn Cable u sheegay in madaxtooyada Somaliland cadaadis ku saartay maxkamadda in ay dib u xayirto wargeyska.

Foore, ayaa xayirnaa muddo ku dhow 7 bilood kadib markii xukuumaddu dacwad ka gudbisay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.