Farmaajo Oo Qaabilay Wiilkii Hargaysa Lagu Xidhay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa qaabilay Cabdiraxmaan Aar oo hore loogu xidhay magaalada Hargaysa markii uu xidhay maryo ka samaysan calanka Soomaaliya.

Qoraal ay kulanka ka soo saartay madaxtooyada Soomaaliya ayaa u dhigan sidan:-

“Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) oo caan ku noqday jacaylka iyo qaddrinta Calanka Soomaaliyeed ku maamuusay guddoonsiinta astaanta Qaranka keddib markii uu kulan dhiirrigelin ah kula qaatay Villa Soomaaliya.”

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.