Farmaajo Oo Lacag Badan Ku Bixiyay Somaliland

0
Farmaajo Oo Lacag Badan Ku Bixiyay Somaliland

Farmaajo Oo Lacag Badan Ku Bixiyay Somaliland
Xildhibaan Cabdillaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo lacago badan ku bixiyay burburinta Somaliland, islamarkaana ay lacagahaasi yihiin kuwo si sharci darro ah loo isticmaalay.

Xildhibaanka oo sheegay in uu hayo caddaymo buuxa oo uu xataa la wadaagi karo dood uu kaga qayb galayay telefishan ayaa sheegay in sidoo kale uu Farmaajo faro gelino lacago ku lug leeyihiin ku sameeyay maamullo Soomaaliya ah.

Barmaamijkan oo Xildhibaanku ku soo bandhigay arrintan ka daawo Mirarada 30 ilaa 32

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.