Farmaajo & Biixi Oo La Sheegay In Ay Kulmeen

0

Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in halkaasi ay ku kulmeen madaxweynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya; Muuse Biixi iyo Maxamed Farmaajo.

Ilo-diblomaasiyaddeed oo Addis Ababa ku sugan ayaa ii xaqiijiyay in kulanka labada madaxweyne oo maanta dhacay ay dhex-dhexaadinaysay dawladda Itoobiya

Xigasho: Suxufi Khaalid Foodhaadhi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.