Fannaaniinta DDSI Oo Hadiyad U Sida Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Fannaaniinta ugu caansan degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Hargeysa jooga iyaga oo ka soo qayb galay caleemo saarka madaxweynaha, islamarkaana heeso hadiyad ah u ballanqaaday Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.