Fannaanadda Nimco Dareen Iyo Hoballada DDSI Oo Hees U Qaaday Somaliland

0

Fannaaniinta dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ay ka mid yihiin Nimco Dareen iyo Axmed Budul ayaa hees u sameeyay Somaliland iyo madaxweynaha la doortay ee Somaliland. Fannaaniinta oo caleemo saarka ka soo qayb galay ayaa joogay Hargeysa.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.