Fannaanadda Farxiya Kabayare Oo Ka Garawday In Somaliland Xidho Dabcasar

0

Fannaanadda caanka ah ee reer Soomaaliya ayaa sheegtay in Dabcasar ku gefay Somaliland kadib markii lagu soo dhaweeyay Hargeysa uu bilaabay in uu sheego waxa uu doono.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.