Fannaanad Caan Ah Oo Islaamtay

0
Fannaanad Caan Ah Oo Islaamtay

Fannaanad Caan Ah Oo Islaamtay
Fannaanada Irish-ka ah ee Sinéad O’Connor ayaa iclaamisay in ay qaadatay Diinta Islaamka, islamarkaana magaceeda u bedeshay Shuhada. Haweenaydan oo ahayd fannaanad caan ah ayaa boggeeda Twitter-ka ku caddaysay in ay Islaamtay, islamarkaana ku sheegtay in ay ku faraxsan tahay Diinta Islaamka.

Irish singer Sinéad O’Connor has announced she has converted to Islam.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.