Fadeexad: Falal Lagula Kacay Naciima Abwaan Qorane Muddadii Ay Xidhnayd

0
Naciima Qorane Oo Ku Adkaysatay Mawqifkeeda Soomaaliweyn

Fadeexad: Falal Lagula Kacay Naciima Abwaan Qorane Muddadii Ay Xidhnayd

Qareennada u doodaya Abwaanad Naciima Abwaan Qorane oo maxkamadda gobolka Maroodijeex ku xukuntay Sadde sanno oo xadhig ah ayaa sheegay in xadgudubyo ka dhan ah bani’aadanimada lagula kacay Naciima. Waxay Maxkamadda u gudbiyeen dalabkooda oo ah in tallaabo laga qaado ciidamo sirdoonka ah oo falal xad gudub ah kula kacay gabadha maxbuusadda ahayd.

Eedahan loo jeediyay Sirdoonka waxaa ka mid ah in Naciima loogu hanjabay kufsi si loogu khasbo in ay bixiso lambarka sirta ah ee telefoonkeeda. Arrimaha la yaabka leh waxaa ka mid ah jiritaanka nin Nayjeeri ah oo dumarka kufsada marka ay sheegi waayaan waxa looga baahan yahay sida lagu sheegay eedahan qareennada.

Akhriso warqadda qareennadeedu u gudbiyeen Maxkamadda oo Sayruuqnews xaqiijisay

Fadeexad: Falal Lagula Kacay Naciima Abwaan Qorane Muddadii Ay Xidhnayd

Fadeexad: Falal Lagula Kacay Naciima Abwaan Qorane Muddadii Ay Xidhnayd

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.