Faadumo”Waxa La Igu Yidhi ‘Basaasad Baad Ahayd”

0
Faadumo

Faadumo Siciid Ibraahin xoghayihii hore ee arrimaha dibadda xisbiga Waddani ayaa sheegtay in markii ay iska casishay xisbiga lagu sheegay in ay basaasad ahayd.
Faadumo oo hadal u jeedinaysay jaaliyadda Somaliland ee dalka Jarmalka ayaa sheegtay in ay reer Waddani u arkayeen shakhsi muhiim ah intii ay la joogtay laakiin, markii ay ka tagtay lagu sheegay in basaasnimo la dhex joogtay.
Cod Sir Ah Oo Laga Helay Faadumo Siciid
Hadalkeeda ayaa daarna in aanay wali bulshada Somaliland u bislaanin arrimaha siyaasadda, islamarkaana si weyn u kala qaybsan yihiin
Weftiga Faadumo Siciid Oo Hargaysa Soo Gaadhay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.