Faadumo Siciid Oo Tafaasiil ka Bixisay Sababtii Loo Xidhay

0

Hargeysa(Sayruuq) Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah madaxda xisbiga Waddani ayaa xabsiga laga sii daayay kadib markii la xidhay wakhti yar kadib markii goobaha codbixinta  la soo xidhay. Marwo Faadumo oo xabsiga laga sii daayay ayaa sheegtay in iyada oo bedel u ah Muraaqib la xidhay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.