Faadumo Siciid Oo Loo Diiday In Ay Gasho Madaxtooyada

0

Hargeysa(Sayruuq) Faadumo Siciid Ibraahin oo ah la taliyaha arrimaha dibada guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa loo diiday in ay gasho Madaxtooyada xilli ay waday wefti reer Yurub ah oo xukuumadda iyo xisbiga Waddani wada jir dalka ugu soo dhaweeyeen.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.