EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

0
EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay
Markab dawladda Isbayn leedahay oo qayb ka ah hawlgalka Midawga Yurub ayaa tababar siiyay ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland. Tababarro kala duwan oo lagu qabtay xeebaha Berbera ayaa isu jiray kuwo tijaabo ah kuwo casharro ay qaadanayeen saraakiisha ciidanka badda Somaliland iyo askarta lafteeda.

Masuuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo saraakiisha ciidanka badda ayaa fuulay Markabka Isbanishka ah, islamarkaana falanqayn iyo tababarro ku dul qaatay waxaanay goob joog u ahaayeen diyaaradaha qumaatiga u kaca oo Markabka ka dul kacaya kuna soo degaya.

Sidoo kale waxa saraakiisha ciidanka badda Somaliland la siiyay tababar iyo hawlgallo ku saabsan sabata bixinta iyo xeeladaha helista dadka qarqoomay ee la soo xidhiidha waxaana lagu tababaray carbinta dadka badda galaya.
EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay
EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

EU & Ciidanka Bada Somaliland Oo Dhoolatus Sameeyay

Source:
EUCAP mentors Somaliland Coast Guard officers on search and rescue exercise at sea in Berbera
EU NAVFOR TRAIN WITH THE SOMALILAND COAST GUARD

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.