Ethiopia Oo Markii Ugu Horaysay Ka hadashay Xasuuqii Tuulada Jaamac Dubad.

0

Addis Ababa(Sayruuq)Dawlada itoobiya ayaa markii ugu horaysay ka. hadashay xasuuqii. tuulada jaamac dubad. ee deegaanka Degmada Gaashaamo Ee maamulka Kililka Shanaad. Sida ay tibaaxayaan warar lagu kalsoon yahay oo warbaahinta madax banaan ka heshay.

casimada dalka itoobiya ee magaalo madaxda Addis Ababa. Telefishianka Itoobiya ee warka tooska looga daawado. Caawa (xalay) In jananka ciidanka mulatariga. ee dawlada itoobiya uu sheegay. in Ay dawlada Itoobiya Jawaab degdeg ah ka sugayso madaxweynaha Maamulka Kililika shanaad. Sababta. Loo xasuuqay. Muwaadiniinta Maatida Itoobiyaanka ah. ee Tuulada Jaamac Dubad. Sida Fawaaqish xumada iyo arxan darida ah loogu laalayay .

Sidoo Kale Shir Ay Maanta isugu yimaadeen Sulaadiinta iyo Cuqaasha 18 ka Beelood ee H/ Yoonis. oo ku salaysnaa Go,aan Qaadashada Iyo qaraar ka gaadhida. Dadkoodii maatada ahaa ee Sida xun Ay ciidamada Liyuu Booliska Maamulka Kililka Shanaad ee ka amar qaata. madaxweyanaha Maamulkaasi Ee Ina Ilay. Ay Igu Xasuuqeen Tuulada Jaamac Dubad Ee Deegaankaasi Gaashaamo Shirkan Oo Aan Wali Soo Xidhmin ayaa qaybtiisii hore Sida Ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ay tibaaxayaan Inuu caawa Soo dhamaado
1- Inay Beesha H/ Yoonis Dawlada Itoobiya Fariin U Dirto Ka Dibna Ay Jawaabta Ka Sugaan Mudo. Shan Maalmood Ah.

2- Go aan Kama Danbays Ah In Ay Shirkan Ku Soo Gaadheen 18 ka Beelood Ee H/ Yoonis. Go aamadaas Oo aan. wali. cidi ogaan. waxa ay yihiin. iyo shirka Oo Ilaa Bari Subax Iyo Go aamadiisa Kama Danbaysta ahi Halkaasi ka sii socon doono

Isku Soo Wada Duuboo. Sadaasha iyo Jawiga Xaalada Oday Dhaqameedyada Beelaha H/ Yoonis ayaa ah Jawi Cadho Iyo Colaadi Ka Muuqato. Waxaana loo malaynayaa inay Tahay.Xaaladii Iyo Xaasaasiyadii. u Damabaysay. Ee Colaadeed Ama Nabadeed. Macnaha. Colaad Iyo Nabad Miduun In La Helo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.