Ethiopia Airline Oo War Ka Soo Saartay Somalilanda

0
Xogo Laga Helay Loolankii Saaka Ee Hawada

WAR DEGDEG AH: Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa soo saartay War cusub oo la xidhiidha duulimaadyadeedii Somaliland.

Diyaaraddu waxay sheegtay in duulimaadyadii caadiga ahaa ee Somaliland ay sidoodii ahaan doonaan, maadaama garoommada diyaaradaha ee Somaliland ay shaqeynayaan.

Hase ahaatee Ethiopiam Arilines waxa kale oo ay sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii Soomaaliya, kenya iyo wadamo kale oo caalamka ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.