Ergada Dhexdhexaadinta Caarre Iyo Biixi Oo La Qaabilay

0
Ergada Dhexdhexaadinta Caarre Iyo Biixi Oo La Qaabilay

Ergada dhexdhexaadinaysay kornayl Caarre iyo madaxweyne Biixi ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay gobolka Sanaag kadib markii ay muddo dheer joogeen magaalada Hargeysa.
Guddida ayaa u jeedka socdaalkooda ku sheegay dhammaystirka nabadaynta jabhadda Caarre.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.