Eng Faysal Iyo Axmed Madoobe Oo Kulmay: Sawirro

0
Eng Faysal Iyo Axmed Madoobe Oo Kulmay: Sawirro

Hoggaamiyaha xisbiga UCID ee mucaaradka ah ee Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha maamulka Soomaaliya ee Jubaland Mudane Axmed Madoobe.

Kulankan ka dhacay caasimadda Kenya ee Nayroobi ayaa lagu sheegay in lagaga wada hadlay arrimo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya iyo Somaliland.

Faysal ayaa hore taageero ugu muujiyay Axmed Madoobe markii xukumadda Farmaajo culayska siyaasadeed ku haysay Jubaland waxaana kulanka ku weheliyay Maxamed Aadan Ilkacase agaasimihii hore ee wasaaradda shaqo gelinta Somaliland oo ka qayb galay caleemo saarkii Axmed Madoobe.

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoorImage may contain: 3 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.