Eng AbdiMalik Abdi Hassan:- Ragii wasiirada ahaa ee dagaanka bari oo lacag badan ku bixinaya kulmiye u codeeya iyo abaarta baahsan ee dadkoodii haysata.

0

Hargeysa(Sayruuq) Eng Abdimalik abdi hassan oo ka hadlaya fikirkiisa ka soo ku so bandhigay ciwaanka uu ku lee yahay barta Facebook-ga ee isaga ugaarka ah fikirkiisa oo ku saabsana abaaraha ka taagan bariga somaliland oo u ka soo jeeddo madax-weynaha dalka mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan (silaanyo) iyo dhowr wasiir oo ka soo jeedda bariga somaliland ayuu ku tilmaamay qaar iska ilaaway dadkooddi laakiin ku mashquulsan xisbiga kulmiye kuwaas oo waxaay qarash dalku lahaa galinaya xisbiga kulmiye.
Isagoo Eng-ku fikirkiisa sii watta ayaa wuxuu idhi Waxba yayna wasiiradii caatada ah ee kalsoonidu ku yartahay ee Beesha Habar jeclo, isku wareerin madax dhaqmeedka qiimaha badan ee habar jeclo ayaa sawir nala galay iyo madaxwaynaha ayay u yimaadeen,it is such shameful to do such low level campaign. . Hadii ay wax garanayaan abaaraha ayay ka hadli lahayeen.
Wuxuunna ku soo Gaba-Gabeeyay fikirkiisi cashuurtii masaakiinta lagu soo ururshay oo hudheelada wawayn lagu burburinayo………waxaan lehay Maalinta doorashada waa inoo Togdheer,Sanaag,Sool iyo Bariga Saaxil.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.