“Eex Madaxwaynaha Kuman Aqoon Arrintanina Xanuun Bay Igu Beertay “Musharax Kijaandhe.

0

Hargaysa(Sayruuq)-Musharax Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa  si kulul u canbaareeyay in shakhsi kooto loogu xidhay  musharaxnimada Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE  Md:

 

Muuse Biixi waxanu Musharax kijaandhe sheegay inaanu Madaxwaynaha waligiis ka filan inuu eexdo waxanu yidhi “Filan waa bay igu noqotay arrinkani  ,Madaxwaynaha kumaan aqoon eex waanan ka xumahay in Musharaxnimada kooto loogu cid gaara waa dimuqradiyadii oo la kufsanayo ,xanuun bay Madaxwayne nagu beertay arrinkani “.ayuu yidhi Musharax Kijaandhe.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.