Ee Ahayd Saddex Lallama Saaxiibo:Run Ma Yaqaane, Rabbi Ma Yaqaane, Rag Ma Yaqaane.By Maxamed Jeex

0

Doorashadii Ugu Foosha Xumayd Abid Ee Soo Marta Taariikhda Soomaaliland Ayaa Dhawaan Ka Dhacday Hargeysa Waxaana Qabsaday Xisbiga Ay Caleentiisu Cadaatay Ee WADANI, Kaasoo Lagu Cumaamaday Cirro Iyo Ku Xigeenkiisa maxamed cali oo ah shaqsi aan inta badan laga aqoon saaxada siyaasada ee somaliland & ta gobolada awdal,salal iyo gabiley ba

Khiyaamadaas lagu sameeyey mudane axmed muumin seed mayey faa,iido u keeneysa xisbiga wadani mise xisbigu uu ka qoomo mayn doonaa talaabadaas guracan ee uu qaaday gudoomiye cirro & la taliyaashiisu

Sida Laga Wada dheragsan Yahay Waxaa Cirro U Codeeyay 629 Xubnood Halka Axmed Muumin Seed Oo Uu Cirro Dadka U Tusay Inuu U Codeeyay waar bal eega reer somaliladow beentaa

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.