“Duur Waddani Kuma Jiro,” Xisbiga WADDANI

0

“Duur Waddani Kuma Jiro,” Xisbiga WADDANI
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in aanu Maxamed Nuur Carraale Duur ka tirsanayn xisbiga, islamarkaana uu yahay siyaasi madax bannaan oo xil ka raadinaya Madaxweyne Biixi. waxa uu xisbigu uga digay in uu Mr Duur munaasibadaha xukuumadda KULMIYE ku metelo xisbiga WADDANI haddii ay mar dambe dhacdana laga soo saari doono qoraal rasmi ah.
Duur ayaa ka soo muuqday isaga oo kursi WADDANI loogu talo galay fadhiya xafladdii dhagax dhigga mashruuca Berbera Corridor

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.