Duur Oo Siilaanyo Difaacay Muuse-na Ammaanay

0
Duur Oo Siilaanyo Difaacay Muuse-na Ammaanay

Duur Oo Siilaanyo Difaacay Muuse-na Ammaanay
Maxamed Nuur Carraale Duur oo wasiirka arrimaha gudaha u soo noqday madaxweynihii hore Axmed Maxamed Siilaanyo markii dambeyna ku biiray xisbiga WADDANI ayaa si kooban u difaacay Mudane Siilaanyo, halka uu ammaanay madaxweyne Muuse Biixi.
Duur oo si kooban uga hadlay daynta 80-ka malyan ah ee la sheegay in xukuumaddii Siilaanyo kaga tagtay xukuumadda Muuse ayaa yidhi “Waxaan qabaa inaanay jirin wax dayn ah oo xukumadii hore wareejisay. Madaxwayne Muse Biixina wuxuu aad ugu amaanan yahay sida fiican ee hufan ee uu u xakameeyay musuqmaasuqii.”

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.