Dugsiyada Nuuradiin Oo Daabacaada Laga Mamnuucay

0
Dugsiyada Nuuradiin Oo Daabacaada Laga Mamnuucay

Dugsiyada Nuuradiin Oo Daabacaada Laga Mamnuucay
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa dugsiyada Nuuradiin ku riday xukun ka mamnuucaya in ay daabacdaan Manhajka Waxbarashada Somaliland. Qoraalka Maxkamadda ayaa lagu sheegay in dugsigu si sharci darro ah u daabacday Manhajka oo ah sir Qaran oo wasaaradda Waxbarashada ama cid ay ogolaansho u siisay oo kaliya daabici karto.
Maxkamadda ayaa amartay dhammaan madbacadaha gaarka loo leeyahay iyo tan Qarankaba in aanay dugsiyada Nuradin Schools u daabicin Mahnajka, islamarkaana dugsiga laftiisu isku dayin in uu daabacdo ilaa amar dambe waxaana fulinta amarkan lala socodsiiyay taliska booliska.

Dugsiyada Nuuradiin Oo Daabacaada Laga Mamnuucay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.