“Drs Edna adan waxay uqalantaa Nopel Peace Prize” Prof Galaydh

0

“Drs Edna adan waxay uqalantaa Nopel Peace Prize” Prof Galaydh

Drs Edna adan waxay uqalantaa Nopel Peace Prize Mudo aad ubadan ayay hooyo Somaliyed iyo ubadkeda badbaadinaysay waa shaqo ay adagtay inuu qof walba qabtaa.

Shacabka iyo dawladaha Somaliya iyo Somaliland waxaan ka Codsanayaa in Bilad dahab ah la siiyo ama abaalmarin weyn oo uqalanta Wixii ay usoo qabatay labadas qaran mudadii ay ushaqaynaysay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.