Dr Maxamed Yaasiin Xasan Oo Sheegay In Musuq Badan Ka Dhacay Doorashadii Somaliland

1

Hargeysa(Sayruuq) Dr Maxamed Yaasiin Xasan oo ka mid ahaa saraakiisha sare ee xisbiga Waddani gaar ahaana wakiilladii xisbiga u qaabilsana Komishanka doorashada ayaa sheegay in aanay guddida doorashadu dhexdhexaad ka ahayn doorashada islamarkaana ay arkeen dhacdooyin ka yaabiyay oo wax is-daba-marin ah.

 

Comments

comments

1 COMMENT

  1. waxaan cadaynayaa in uu run sheegey mudanè maxamuud xasan yaasiin waayo doorashadu umay dhicin si xor iyo xalaala

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.