Dr Maxamed Warsame Oo Khashifay Dheeqaha La Siiyo Somaliland In La Soo Mariyo Somalia

0

Hargeysa(Sayruuq)-Dr Maxamed Warsame Ducaale Oo kamida Saraakiisha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani horena u ahaa saraakiisha sar sare ee qaramadda midoobay ayaa daaha ka fayday in xukuumadda somaliland deeqaha dhaqaale adduunku u soo mariyo somalia ,waxaa uu kashifay Dr Warsame sido kale badadka soo dhigay dokumintiyo cadeynaaya arrintaasi .waxaa uu tibaaxay in aduun weynuhuu ula tacaaamulo somaliland maamuul gobaleed ka mid ah somalia taasina ay masuuliyadeeda leedahay xukuumadda somaliland .

Hoose Ka Daawo Warkan .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.