Dr Cirro & Wasiir Fagaare Hadalo Isku Dhaafsaday

0
Dr Cirro & Wasiir Fagaare Hadalo Isku Dhaafsaday

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Toorno ayaa fagaare isku dhaafsaday hadallo weerar iyo difaac ah kadib markii wasiirku ka cawday hadallada mucaaradka. Guddoomiye Cirro ayaa xukumaddii ugu xadhigga badnayd ee dhaawaca ugu weyn gaadhsiisay dimuqraadiyadda Somaliland ku tilmaamay xukumadihii Kulmiye.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.