Dr Cirro Oo U Jawaabay Madaxweyne Biixi

0

Waa maalin aanay xisbiyadu isu muuqan oo ay qaranimadu ka weyn tahay.

Joogisteyda 18-ka May ma xalaalaynayso xuskeeda, maqnaanshiiyahayguna xaaraantimeyn maayo!

Niyadsami ku xusa oo weyneeya maalintan weyn

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!

GUUL & GOBANNIMO.

Xigasho: Facebook Cirro

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.