Dr Cali Khaliif Galaydh Oo Markii U Horaysay Tafaasiil Ka Bixiyay Kulamo Uu La Qaatay Madaxweynaha La Doortay

0

Hargeysa(Sayruuq)  Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa markii u horaysay sharraxay kulamo uu la qaatay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka Mucaaradka, waxaanu sheegay in ay danaha guud ee Somaliland ka wada hadleen sidoo kalena ka wada hadleen ajandeyaasha bulshada gobollada bariga ee hore heshiisyada ay uga gaadheen Cali Khaliif iyo xukumadda Siilaanyo.

Dr Cali Khaliif oo BBC-da u warramay waxa uu sheegay in gobollada bariga ay ku furan yihiin dadaallo loona baahan yahay in Somaliland la wada leeyahay la hirgeliyo si horumarka, hannaanka siyaasadda iyo doorashooyinka Somaliland ay uga qayb galaan bulshada gobollada Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle.

 

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.