Dr Cabdiraxmaan Cirro Iyo Madaxweynaha La Doortay Oo Kulmay

0
Sawir hore

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo madaxweynaha la doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u horaysay kulmay tan iyo doorashadii dalka ka dhacday.

Madaxweynaha iyo Murrashaxa ayaa ku kulmay aaska Marxuum Axmedyaasiin Gabay-xaddi oo maanta lagu aasay Hargeysa. labada masuul ayaa laga dareemaya calool furnaan iyo farxad in ay isku qaabileen.

Image may contain: 14 people, people smiling, crowdImage may contain: 2 people, sky, beard and outdoorImage may contain: 11 people, people smiling, crowd and outdoor

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.