Dr Abiy Oo Dalal Yurub Ah Socdaal Ku Tagay

0
Dr Abiy Oo Dalal Yurub Ah Socdaal Ku Tagay

Dr Abiy Oo Dalal Yurub Ah Socdaal Ku Tagay
Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa u ambabaxay dalal Yurub ah. Sida uu sheegay xafiiska ra’isal wasaaruhu waxa uu tagi doona caasimadaha Faransiiska iyo Jarmalka isaga oo la kulmi doona madaxweyne Macron iyo ra’isal wasaare angela Merkel.
Dr Abiy Axmed Oo Shaaciyay Mushaharkiisa
Xafiiska ayaa sidoo kale sheegay in uu ra’isal wasaaruhu tagi doono magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaanu khudbado u jeedin doona jaaliyadda reer Itoobiya ee waddamada uu socdaalka ku tagayo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.