Dp World Oo Cashuurihii Dekadda Berbera Kordhinaysa 40%

0
DP World Oo Qoraal Ka Soo Saartay Dekeda Berbera

Dp World Oo Cashuurihii Dekadda Berbera Kordhinaysa 40%

Shirkadda DP World ayaa sheegtay in ay kordhinayso lacagaha ay ka qaaddo alaabaha kasoo dega dekedda Berbera in ka badan 40% bisha soo socota (March.02.2019).

DP World waxay sheegtay haddii aan la kordhin lacagaha laga qaado alaabaha kasoo degaya dekedda in ay saamayn doonto maalgelintii ay ku sameyn lahayd dekedda Berbera.

Haddaba, su’aashu waxay tahay, DP World, dekedda Berbera maalgelintii ay sheegtay in ay ku samayn doonto ma waxay ahayd lacagteeda mise lacag iyadu ay leedahay?
Khaalid Foodhaadhi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.