Dowladda Hoose Hargeysa Oo Bilowday Dhisida Wado Laami ah Hormarta Guriga Madaxweyna La Doortay Muuse Biixi

0

Hargeysa(Sayruuq)-Dowladda Hoose Hargeysa ayaa si rasmi ah u bilowday Waddo laami ah oo isku xidhaysa shaarici Madaxtooyadda iyo Guriga Madaxweynaha La Doortay ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.

Wadadan cusub ee hor maraysa guriga Muusa Biixi ayaa ah mid ay dowladda hoose hargeysa ku xodxodanayso Madaxweynaha la doortay kaas oo balan hore ugu maray in cadaalad dalkan ku maamuli doono islamarkaan war cad uu ku siiyey cid kasto oo uloleysayna uu go`aan adeygii loogu ololeeyay uu ku dhaqi doono.

Shalay ay aheyd markii Maayirka Caasimadda Hargeysa ku dhawaaqay joojinta bixintii dhulkii danta guud ee hore ay u bixin jirin mudo lix bilood ah .

Sayruuqnews

Hargeysa-Sayruuq Office

contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.