Doorashada Jabuuti Oo Rasmi Loogu Dhawaaqay

0
Maxay Jabuuti Khadyaan Uga Taaggan Tahay Dacaayadda Reer Galbeedka?

Doorashada Jabuuti Oo Rasmi Loogu Dhawaaqay

Dalka Jabuuti waxaa shalay si rasmi ah loogu dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashaddii baarlamanka ee 23ikii bishii February ka dhacday dalkaas. waxa muuqata in aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka uu helay isbahaysiga madaxtooyada halka xisbiyada mucaaradku heleen 8 kursi oo kaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.