Diyaar Garowga Xilwareejinta Madaxeynaha Somaliland+Sawirro.

0

Hargeysa(Sayruuq)-magaaladda Hargeysa waxaa ku soo qulqulaaya wufuuda ka qeygalaysa xafladda caleema saarka xilwareejinta madaxweynaha somaliland,diyaar garowga xafladda ayaa si habsami ah u socda waxaan guadaha madaxtooyadda somaliland oo lagu qabanaayo laga dareemaya jawi shaqo .

Maalinta barri ah ayaa di rasmi ah xilka loogu wareejin doona Madaxweynaha la doortay Md.Muuse Biixi Cabdi,halka uu madaxweynaha xilka ka dagayaa Md.Axmed Maxamed Siilaanyo oo xilka madaxweyne soo hayay 7 sanno iyo bilood waana madaxweynihii afraad ee dalka soo maray.xafladan ayaa sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen xisbiga Mucaaridka ee Waddani uusan ka qeybgali doonin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.