“Diwaanka Waraaqaha Somaliland Ayaa Kaga Wanaagsan Somalia,” Maraykanka

0

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in tixgelin gaar ah la siiyo Dhukumentiyada ka soo baxa hay’adaa Somaliland, gar ahaan kuwa dhalashada, guurka iyo dhimashada.

Wasaaradda Khaarajiga Maraykanka ayaa Website-keeda ku baahisay in waraaqaha ka soo baxa hay’adaha Somaliland ay leeyihiin nidaam kayd oo wanaagsan, waxaanay sheegtay in la aqbalayo marka uu qofku dalbanayo dal-ku-galka Maraykanka.

Wasaaradda arrimaha dibadu waxay sheegtay in nidaamka kayd ee dhukumentiyadan ee Somaliland uu ka wanaagsanyahay kuwa Soomaaliya.

Geeska Afrika

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.