Diraasad laga sameeyay Maxaa keena Ilowga?

0

Macahdka tayda iyo dhaqaalaha Jarmalka qeybtiisa caafimadka ayaa sheegay in xanuunku qadaadka ama dhinca danbe qoortu ku yimaado culeyska faafsan ,badanaana wax dhibaato ah ma laha , waxaanu sabaabiihisa keena arrimo dhower ah ,sida muruqyada qoorta oo daciifa ama daalka ka yimaad fadhiga badan ee shaqadda .

Asabaabta kale ee laga yaabo inay keento waa lafaha yaryar ee is sudhan ee lafdhabrta qeybteeda qoorta oo is lisa ama is cuna , qoorta oo wax ku noqta shil gaadhi intaas waxaa dheer xasilooni daro iyo daalnafis ah . daalkan qoorta ayaa hadii saddex bilood ka bato waxaa lagu timaama mid qoort la qabsato.

 

Maxaa keena Ilowga?

Ilawgu waxaa uu ku soo fidaya aadamaha marka lega eego arrimo badan ,waana shay ku dabiici ah binaadamka ,hadba Wargeyska Warsugan oo idin soo turjumay mawduucan waxaa ku soo qaadanayan waxaaybaha keena iyo suaashan”Muxuu aadamuhu u ilooba?”waynu falaqeyn doona taaso aynu ka soo xigan doon gabadh caana ah oo arrimaha Xusuusta ku xeel dheer waa Elizabeth Loftus.

1-Maxay Dadku u ilaabawan ?

Masakaxda oo ku fashilanta inay dib u soo celiso macluumadkeeda , waa sabbata ugu badan ee faaftay maamlamahn ,marka uu qof kaaso hor baxo masakxdaadu waxy tidhaahda oo ku adkeystaa haa waad garanaysa qofkan ,balse ma awoodid inaad sheegto magiciisa.

Sababata ugu weyn ee inaad hesho arrinkan waa iyadoo ay yarthay idib u soo celinta xogihii iyo macluumaadka ku keydsan maskaxud . xusuus kastaana waxay leedahay xidhiidhye ku xidha xuusus kale inkasoo ay yar tahay in la isticmaalo xusuusa`has taaso aad wayaso tii kale xidhiidhnaysay arrinkaasina waa awood yarida xuustii aad rabtay inaad hesho.

2-Xusuusaha oo is-gala

Dadka qaar ayaa sidoo kale iskaga qaldamaan xusuusaha kuwa isku eeg sida tafaasiisha ama goobta taas oo xusuusti ugu xooga badneyd oo dhinacaaga ku raadaynaysa aya joogay kuwii kalena ay raadaynayso .taa macnaheedu waxa weeye saaxiibkaaga aad dhawaan is barteen islamarkaan waqtiyo badan wada qaadateen waxaa uu ku iloowsiinaya dhab ahaanti waxyaabo badan iyo nolol aad soo wada qaada teen saaxibkaagi qadiimiga ahaa.

3- xifdiga xusuuta oo aad ku fashilanto

Xusuustaada inaad qaybi waydo oo aad xasuusnaan waydo waxay dhacda marka aad aaminto inaanay muhiim ku aheyn macluumadkani ,sidaa awadeed ma gaadhayso xusuusta dheer ee maskaxdaadu kaydiso.Tusaale ahaan ,hadii aan ku idhaa sawir shan boqol oo Somaliland shilling ah imkada warqad iyo qalin-na laguu dhiibo waxa aad sawraysa tiradoo kale iyo waxyaabaha waaweyn balse ma garan karitid tafaasiisha yaryar ee lacagt shillinka ka muuqda ,adiga waxaa kuu daran uun qaabka lacagta ee guud.

4- xusuuta oo aad ku dhiiriso inaad ilowdo.

Marka Aadamaha uu ku habsat masiibo amaba duruufa nololeed oo kaggani oo ah masiibooyinka aduunyo ee ku keydsan xasuusta maskaxdaado way heynaysa laakin side ayuu aadmigu ku ilaaba? Waxaa ku ilaabaya dhacdooyinkan murugeysan, isagoo shaqsigu ku dhiirada in xusuustaas gabi ahaanba ka tirtiro maskaxdiisa amaba qariyo cidna aanu la wadaain .hadii aanad rabin xuusuuso ku soo maray oo ku dhex beera maroora dilaac iyo dareen rabitan la`aaneed oo xuustaaas ku salaysan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.